Macalimiintii jaamacadaha deegaanka tigreega wax ka bari jiray islamarkaana barakacay ayaa mushaarkoodii loo bilaabay

Macalimiintii hada ka hor laga joojiyay mushaarka islamarkaana wax kabari jiray jaamacadaha deegaanka tigreega gaar ahaa raayaa iyo maqale ayaa mushaaraadkoodi loo bilaabay ayay addis maaladaa usheegeen. Deegaanka tigreeg dagaalada ka dhacay awgeed jaamacadaha joojiyay geedi socodkii wax barashada macalimiintii…

Source: Link to the Post

Leave a Reply