Waxa la sheegay in deegaanka oromiya gobolka wuqooyiga shawa dagmada waro jaarso ay kooxda onag shane 256 guri ku gubeen

Waxa wargayska addis maleda uu waramay dadka ku nool deegaanka oromiya gobolka wuqooyiga shawa dagmada waro jaarso in kooxda onag shane ee goolaha wakilada shacabku ay dhawaan ku magacabeen argagaxisda ay halkaasi ku gubeen 256 guri. Sida uu wargaysku uu…

Source: Link to the Post

Leave a Reply