Waxa la sheegay in goobaha buuraha ah ee qaran ee ku yala baale lagu diwwan galin doono ha’ayada caalamiga ah ee unesko

Ha’ayada horumarinta iyo ilaalinta xayawanada duur joogta ah ee itoobiya ee goobaha buroleyda ah ee baale si loogu diwaan galiyo ha’ayada uneesko ayaa diyaar garawgi dhamays tirtay. Madaxa isgaadhsiinta ee xafiiska ha’ayadaasi mudane Naaqajew Birileew sida u hadalkiisa ku sheegay…

Source: Link to the Post

Leave a Reply