Waxa la sheegay in hal malin lagu laayay in ka badan 60 qof bariga gobolka welega ee dagmada kiraamu

Deegaanka oromada gobolka wuqooyiga welega dagmada kiraamo magalada addis alem ayaa kooxda lagu magacabay in ay yihiin argagaxiso ee shane oo hubaysan ay hal malin ku laysay in kabadan 60 qof oo rayid ah, waxaana arintan wargayska addis maleda u…

Source: Link to the Post

Leave a Reply